Wasaaradda Awqaafta oo soo saartay liiska shirkadaha ku guuleystay fulinta adeegyada Xajka

Published: November 22, 2023

Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta ayaa soo saartay liiska kama dambeysta ah ee Shirkadaha ku guuleystay fulinta Adeegyada Xajka Sannadka 1445/2024.