Wasiir Beyle oo maanta komeer ku sameeyay xarumo cusub oo lagu kordhiyay Wasaaradda Maaliyadda DFS.

Published: June 13, 2020

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kormeerkii ugu dambeeyay ku sameeyay dhismayaal cusub oo lagu kordhiyay wasaarada Maaliyadda kuwaas oo lagu wadoo dhawaan in aya xariga ka jaraan madxda ugu saraysay ee Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Xarumaha uu Wasiir Beyle kormeeray waxaa ka mid ah Xarunta Hogaanka ilaalada Cashuuraha Barriga, dhismaha 2aad ee W.Maaliyadda, Machadka barashada culuumta Maaliyadda iyo qaar ka mid ah xarumaha Cashuuraha ee Dagmooyinka gobolka Banaadir.

Waxaa DFS ka caawiyaya dhismayaasha qaybahaan cusub bangiga aduunka iyo bangiga horumarinta qaarada Afrika.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *