Wasiir Cawad: Safaarada Nairobi waxay astaan u tahay xiriirka wanaagsan ee Somaliya & Kenya-Video

Published: November 16, 2020

Safaarada Soomaaliya ku leedahay magaalada Nairobi ee caasimada Kenya oo dib u dhis iyo qalabeyn lagu sameeyey ayaa si rasmi ah loo furay Sabtidii lasoo dhaafay, mashruucan oo uu Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaaliya sheegay inuu ahmiyad gaar ah u lahaa.

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, diblumaasiyiinta ka kala socda safaaradaha saxiibada Soomaaliya ku leeyihiin Nairobi iyo mas’uuliyiinta Wasaarada Arrimaha Dibada ee Kenya ayaa ka qeyb galay xafladaasi.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *