Wasiirka Dibadda Soomaaliya oo heshiis la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Published: November 10, 2023

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Haruuse ayaa Heshiis iskaashi ah la saxiixday dhigiisa Sacuudiga Faisal bin Farhan Al Saud.

Heshiiskaan Riyadh, ayaa qeexaya heshiiskan iskaashiga iyo wadashaqaynta labada dal.

Sacuudiga ayey ku sugan yihiin wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirarka iskaashiga dalalka Afrika $ Carabta.

Maalinimada Axadda ayaa sidoo kale kulanka dalalka Islaamka oo ka dhacay Riyadh looga hadli doonaa xaalada Falastiin.

Horseed Media