Wasiirka difaaca Taliyaaniga oo gaaray Muqdisho

23 March, 2021

Wasiirka gaashaandhigga Talyaaniga, Guerrini Lorenzo, iyo wefdi uu horkacayo ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa…

Wasiirka gaashaandhigga Talyaaniga, Guerrini Lorenzo, iyo wefdi uu horkacayo ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay masuuliyiin uu kamid yahay wasiiru dowlaha difaaca dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa, Taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo saraakiil ciidan.

Lama oga ujeedka uu xambaarsan yahay socdaalka uu wasiirka Difaaca Talyaani ku gaaray magaalada Muqdisho.

Talyaaniga ayaa kamid ah dowladaha Soomaaliya ka taageera dhinacyo badan sida dib u dhiska iyo tababarka ciidamada.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment

  1. The Somali people regrets Italy being the Colony at the first place. Italy is a weak colony that left nothing for Somalia. Italy has failed Somalia and the Somali people. Reasons: after the collapse of the Said Barre central Govt, Italy too run away from the Somali people. While the British, the French and Germans keep supporting their former subjects, the Italy quietly left Somalia with no any meaningful political, social, or economic rules and regulations. Italy in sum is a failure Colony that will never have a say in the Future sayings of Somalia and should leave Somalia alone. After almost 40-yearsof Civil-Wars, I suppose Italy should burry its head in the sand with shame. However, since an a bad friend is better than no friend at all, perhaps Italy should take heed this observation and try to help assert influence by supporting Somalia and restore the Unitarian of Somalia, support the people of Somalia and help the current N&N which seems the most credible of all it’s predecessing transitional governments.