Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Ra’isul Wasaare ku xigeenka Dowlada Qadar

Published: March 22, 2022

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qadar, ahna wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Khalid bin Mohammad Al Attiyah, waxayna ka wadahadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee Soomaaliya iyo Qadar, gaar ahaan labada wasaaradood gaashaandhigga.

“Waxaan uga mahadcelinayaa martiqaadka & soodhaweynta Maamuuska sare leh ee naloo sameeyay,” ayuu yiri Wasiir Jaamac.

Dowlada Qadar ayaa ka mid ah dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya isla markaan Taageeradda la garab taagan Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *