Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Iyo Madaxa Hay’adda UNFPA Ee Soomaaliya Oo Kulmay

Published: November 17, 2020

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijyada hay’adda UNFPA Somalia Mr Andres Thomson.

Kulanka oo ahaa mid kooban ayay labada dhinac ka hadleen xariirka wada shaqeynta, howlaha mashaaricda dalka ay ka wado Hay’adda UNFPA si ay u noqdaan kuwa mira-dhal ah.

Wasiirka Jamaal Maxamed Xasan ayaa tusaalayay UNFPA In adeegyada dhabta ah ee ay Umadda u fidanayso In ay ku saleeyaan Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed oo ay ku cad yahiin baahiyaha dhabta ah dalkeen.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *