![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/08/Jubbaland-dhagaxdhiga-Jaamacada-Dhoobley082021-2.jpg)
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Xuseen Xirsi Axmed ayaa maanta safar saacado kooban qaatay ku gaaray magaalada Dhoobleey.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/08/Jubbaland-dhagaxdhiga-Jaamacada-Dhoobley082021-3.jpg)
Wasiir Xuseen ayaa ka qayb-galay Dhagax-dhigga Jaamacadda Kismaayo faraceeda magaalada Dhoobleey, waxaana Safarka ku wehlinayey Madaxweynaha Jaamacadda Kismaayo Dr.Maxamed-weli Cabdi, Wasiirka Waxbarashada Jubbaland Mudane Cabdinaasir Seeraar Maax, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland Mudane Cabdullaahi Dhubad Shiil (Xadhuun).
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/08/Jubbaland-dhagaxdhiga-Jaamacada-Dhoobley082021-4.jpg)
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/08/Jubbaland-dhagaxdhiga-Jaamacada-Dhoobley082021-5.jpg)
Ugu danbayn Wasiirka Maaliyadda Jubbaland ayaa ballan qaaday in dhismahan cusub dhamaysrirkiisa garab wayn ka siin doono.