Xaaladda deegaanka Kaxandhaale oo degan kadib dagaal…

Published: December 12, 2021

Waxaa degan xaaladda deegaanka Kaxandhaale ee hoosyimaada degmada Balan-balle gobolka Galgaduud kadib dagaal khasaare geystay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaankaasi.

Dagaalka oo u dhaxeeyay beelo walaalo ah ayaa geystay khasaare kala duwan oo isugu jiray dhimasho iyo dhaawac.

Wasaaradda Arimaha gudaha Galmudug iyo odayaasha dhaqanka ayaa ku howlan sidii loo kala qaadi lahaa maleeshiyo beeleedyada ku dagaalamay Kaxandhaale.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *