1 February, 2022
Wasiirka Cadaalada Dowladda Puntland Cawil Shiikh Xaamud ayna weheliyaan Qaar ka mida golaha Wasiirada Xildhibaane Aqalka…
Wasiirka Cadaalada Dowladda Puntland Cawil Shiikh Xaamud ayna weheliyaan Qaar ka mida golaha Wasiirada Xildhibaane Aqalka Sare Dfs Maamulka Gobolka kan Garsoorka Saraakiil ayaa si wadajir ah Magaalada Bosaaso Uga dhagax-dhigay Xarun Cusub oo noqonaysa Maxkamada Magaalada Boosaaso.