Xil. Fiqi: Shariif Xasan Itoobiya waxay khasab uga dhigtey taageerada Xasan Sheekh – VIDEO

Published: January 24, 2017

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa ka hadley faro gelinta qaawan ee Itoobiya ku hayso doorashada Soomaaliya.

Xildhibaan Fiqi ayaa tusaale u soo qaatey in Itoobiya mid kamid ah Madaxweynayaasha maamul goboleedyada ay khasab uga dhigeen in uu taageero Xasan Sheekh Maxamuud o ah musharaxa keliya ee sanadkan Itoobiya taageereyso, haddii kale ay xilka ka qaadeyso

Daawo

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *