Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdish ku geeriyooday

Published: February 13, 2017

Isbitaalka digfeer ee magaalada Mudisho ayaa waxaa ku geeriyooday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo in muddo ah ku xanuunsanayey isbitaalkaasi.

Xildhbaanka geeriyooday ayaa lagu magacaabi jiray Siciid Xasan Geedi, waxa uuna qabay xanuunka dhiig karka

Doorashadii ka dhacay magaalada Mudisho Arbacadii la soo dhaafay ayaa la sheegayaa in uu ahaa xildhibaankii ka maqnaa, waxa uuna ka tirsanaa xildhibanada aqalka hoose

Marxuum Siciid Xasan Geedi ayaa ku soo biiray baarlamaanka Soomaaliya xilligii 2012, isagoo horay uga mid ahaa saraakiishii ciidamada xooga dalka.

Horseed Media 2017

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *