Published: February 25, 2017
Xildhibaanada aqalka sare ee dowladda Soomaaliya ayaa ansixiyey guddiyo KMG ah, kadib kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho
Guddiyada ayaa ka shaqeyn doona howlaha xildhibaanada aqalka sare.
Guddiyafa la magacabaay ayaa kala guddiga amniga, guddiga miisaaniyada, guddiga shaqaaleynta shaqaalaha aqalka sare, guddiga xeer hoosaadka aqalka sare iyo guddiga Sameynta sstaanta aqalka sare
Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa sidoo kale ansixiyey laba xildhibaan oo kala ah Xildhibaan Cabdi kaafi Macallin Xasan iyo Xildhibaan Fartuun Cabdi qaadir Faarax ay laga dhigay Hab-dhawrayaasha aqalka sare.
Horseed Media 2017