Xildhibaano lagu doortay Dhuusamareeb

Published: February 25, 2022

Magaalada Dhuusamareeb waxaa  maanta lagu doortay laba xildhibaan oo ka mid noqday golaha baarlamaanka Soomaaliya,waxayna kala yihiin;

1-Yuusuf Xeyle Jimcaale ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#012 ee golaha shacabka.

2-Faaiso Maxamed Jeyte ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#048 ee golaha shacabka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *