Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed Oo Go’aan Kasoo Saaray Ciyaartii Hirshabeelle & Banaadir

Published: January 4, 2024

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa war ka soo saaray rabshadihii shalay ka dhacay Garoonka Stadium Muqdisho.

Xiriirka Kubadda Cagta ayaa sidoo kale shaaciyay natiijada kulankii shalay kadib markii loo joojiyay rabshado hareeyay garoonka, ayada oo uu dhibcaha kulankaas siiyay xulka dowlad-goboleedka HirShabeelle, taasi oo ganaax looga dhigay taageerayaasha gobolka Banaadir oo xiriirku caddeeyey in ciyaartu ka socon weysay dhankooda.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media