Xog-hayaha guud ee Qaramada midoobey oo shegay tirada guud ee shaqaalaha QM ee lagu dilay Qasa

Published: December 23, 2023

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa fariin oo ku wadaagay baraha bulshada waxa u uku yidhi sida tan::

“136 ka mid ah shaqaalaheen Qasa ayaa lagu dilay 75 maalmood gudahood – wax aynaan waligeen ku arag taariikhda Qaramada Midoobey.

“In badan oo ka mid ah shaqaalaheenna ayaa lagu qasbay inay ka baxaan guryahooda, waxaan u mahadcelinayaa iyaga iyo kumannaanka shaqaalaha gargaarka ah ee naftooda biimeeyay si ay u caawiyaan dadka rayidka ah ee Qasa.”

Horseed Media