Xoghayaha Qaramada Midoobay Antonia Guterres oo Muqdisho Ka Degay – VIDEO

Published: March 7, 2017

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonia Guterres ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha magaaladda Muqdisho, waxaana uu kullan la leeyashay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Xoghayaha Qaramada Midoobey ayaa sheegay inuu muqdisho u tegay inuu madaxda Soomaalida kala hadlo Abaaraha iyo khatarta daacuunka ee meelaha qaar laga sheegayo iyo guud ahaan xaaladda Dalka iyo sidii Qaramada midoobay u taageeri lahayd , gurmad deg deg ahna ugu fidin lahayd dadka Soomaaliyeed

Sanadkii 2011 waxaa Koonfurta Soomaaliya ka dilaacdey abaar sababtey macaluul, waxaana Booqasho ku yimid sidaan si lamid ah Ban Ki-moon oo indhaha caalamka ku soo jeediyey xaaladda Soomaaliya baaqna u direy in wax laga qabto,


Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *