Xuska maalinta ciidanka badda Soomaaliya

Published: February 10, 2021

Xuska sanad guuradii 56 aad ee ciidanka badda iyo difaaca xeebaha Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Wasiirka difaaca xukuumadda Soomaaliya, mudane Xasan Xuseen Xaaji, wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Cismaan Abokor Dubbe, taliye ciidanka cirka Soomaaliya, sareeyo guuto Maxamed Sheekh Cali (Dable Bayloot) iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeybgalay munaasabadda.

Dhammaan mas’uuliyiintii ka hadashay xafladda ayaa u hambaleeyay ciidanka badda Soomaaliya.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *