Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa hawlgal ay ka sameeyeen Magaalada Marka waxa ay ku soo qabteen Sarkaal la sheegay inuu…
Gudoonka Golaha aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya iyo Gudoonka golayaasha baarlamanada Dawlad gobolleedyada ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka…
Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Ururka Al-Shabaab ka fuliyey degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarka oo ahaa mid…
Qarax nooca miinada ah oo ka dhacay degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ayaa lala beegsaday siyaasi caan ah oo lagu…
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xanuunka la qeybsaday dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay dabkii xalay ka kacay goobaha…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa gaaray heshiis ku saabsan geeddi socodka Deyn Cafinta iyo…
Taliska Daraawiishta ee degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa soo bandhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal…
Dab xooggan ayaa caawa ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla isgoyska Benaadir ee magaalada Muqdisho, ayada oo illaa hadda…
Madaxweynaha cusub ee Imaaraadka Carabta Maxamed Bin Zayid ayaa amray in ay Xukuumadiisu siiso Soomaaliya lacag dhan 35malyan oo Dirham,…
Rooble oo ka hadlay shirka Golaha Wasiirada ayaa markale u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee JFS Xasan Sheekh, wuxuuna ka dalbaday…
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha cusub ee dowladda…