Golaha Wasiirada Xil-gaarsiineed ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la horgeeyey magacaabidda Agaasimaha Hay’adda NISA, waxaana loo magacaabey Xil. Mahad Maxamed…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad ay dowladda Imaaraadka Carabtu ay dowladda Soomaaliya…
Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada iyo gurmadka abaaraha ayaa soo saaray warbixinta guud ee…
Ciidamadda Kumaandooska ee Gorgor ayaa howlgal gaar ahaa ka sameeyey saldhigyo Al Shabaab ay ku lahaayeen tuulooyin u dhow deegaanka…
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Antony J. Blinken ayaa khadka teleefonka kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Xoghaye Blinken…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee…
Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ayaa waaran soo qabasho ah u jartay saraakiil iyo dabley loo heysto inay…
Wasiirka Maaliyadda XFS Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa la kulmay Danjiraha UK ee arrimaha Soomaaliya & Ergayga Boqortooyada Ingiriiska u…
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil u magacaabay, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ahaa musharaxiintii Madaxweyanah. Madaxweyne Xasan…
Ra’iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi’iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan u magacaabay xilka…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ugu tagay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta xafiiska…