Laftagareen Oo Xilkii Ka Qaaday Labo Kamid ah Wasiiradiisa

Published: July 4, 2020
by: Ali. Y

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa wareegto kasoo baxday xafiiskiisa xilalkii looga qaaday labo kamid ah golihiisa wasiirada.

Wasiiradda xilalka qaaday oo kala ahaa Wasiirka warfaafinta iyo Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ayaa isla wareegtada waxaa masuuliyiin cusub loogu magacaabay wasaaradahaas.

  • Ilyaas Siciid Cali – Wasiirka Cusub ee Warfaafinta Koonfur Galbeed
  • Sulayman Shucayb Cali – Wasiirka Cusub ee Macdanta Koonfur Galbeed

Hoos ka akhriso wareegtada:

Horseed Media