Ururka Goboleedka IGAD oo Ka Shiraya Damaca Itoobiya

12 January, 2024

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha Urur Goboleedka IGAD ayaa kubaaqay shir deg…

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha Urur Goboleedka IGAD ayaa kubaaqay shir deg deg ah oo looga hadlayo damaca guracan ee Itoobiya iyo jawaabta ay ka bixisay Soomaaliya.

Shirkaan oo ka dhici doona 18-ka Bishaan dalka Uganda ayaa daba socda baaqii Soomaaliya ee ahaa in Wadamada IGAD ay kulan ka yeeshaan damaca Itoobiya ee ka soo horjeeda shuruucda IGAD iyo dhammaan xeerarka Caalamka ah ee la isla wada yaqaan.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media