Shirkii golaha wadatashiga qaran ee Raysal Wasaare Rooble iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa galabta lagu soo gabagabeeyey…
Shirka Madaxda Golaha wadatashiga Qaran oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dowladda Imaaraadka ka raalli galiyay dhacdadii loogala wareegay lacag bishii April ee 2018.…
Qoraal kasoo baxay Wasiirka Gaashaandhiga ee XFS kuna socota Taliyaha ciidamada ayaa lagu sheegay in shan sarkaal oo kamid ah…
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa beeniyay war lagu faafiyay baraha…
Guddigii Gurmadka Abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bilaabay qeybinta qoondadii lacageed…
Wakiilka gaarka ah ee Qaranada midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, sheegay inay taageerayaan shirka golaha wadatashiga qaran oo maalinkii…
Waxaa maalintii labaad galay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda magaalada Muqdisho, wxaana shirka guddoominaya Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane…
Golaha Wadatashiga Qaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay wakiillo…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuimadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Xubnaha kale ee Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa kulan…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wadaatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho Shiraka oo ay…