Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Ahmed Said Mohamed, oo safar shaqo ku jooga dalka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga…
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal-degaya sanada…
Kadib markii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed ay maanta oo Arabaca ansixiyeen heshiiska laba todobaad ka hor ay wada…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga,…
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulkadir Mohamed Nuur iyo dhiggiisa Uganda Mudane. Ssempijja Ronald oo booqasho shaqo ku jooga Muqdisho ayaa saxiixday…
Somaliland oo ka jawaabtay eedaynta loo soo jeediyey ee khal-khal gelinta maamulka duulista hawada Soomaaliya ayaa dowlada Federaalka ku eedaysay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalbadey maalinta Arbacada ah ee 21 Feb 2024 in uu khudbad…
Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay qarax culus oo habeenkii xalay ee Isniinta ka dhacay degmada…
War saxaafadeed ka soo baxay hay’adda duulimaadka rayidka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa si adag loogu canbaareeyey carqaladeynta sii…
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliyeed Mudane Shariif Sheekh Axmed oo dhinaca kalena ah xildhibaan ka tirsan Golaha…
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa fadhigii labada aqal ee baarlamaanka Jamuuriyadda federaaliga ah ee Soomaaliyeed wacdaro ka dhigey kadib markii uu…