Guddoomiyaha loo doortay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Max`ed Cismaan Jawaari ayaa beeniyay in uu khadka talleefoonka kaga qeyb-galay kulan ay…
Cabdikariin Xuseen Guuleed madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa xilka ka qaaday wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose Jaamac Xasan Salaad. Xafiiska…
Qoraal kasoo baxay xafiisa warfaafinta ee Villa Soomaliya ayaa lagu sheegay in Madaxda Madasha Qaran ay xiriir khadka telefoonka ah…
Doorashadii Khamiistii shalay lagu soo gaba gabeeyey ee xulista Guddoomiye kuxigeenada cusub ee Aqalka Hoose iyo tii kasii horeysay ee…
Dowlada Siiriya ayaa sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Israel ay xalay duqeyn la beegsadeen saldhigyo military oo ku yaal duleedka…
Madaxweynaha xilka wareejinaya todobaadka soo socda ee Barack Obama ayaa qaaday tilaabo weyn oo wax looga qabanayo xiriirka Maraykanka iyo…
Dowlada Faransiiska ayaa magaalada Paris ku casuntay 70 dal oo ka wada hadli doona xal u raadinta Falastiin iyo Israel.…
Bariga Afrika: Ololaha Ka Dhanka ah Dibed baxyada, Xoriyadda Hadalka. Mudnaanta hala siiyo Isla xisaabtanka, Cadaalad siinta Dhibanayaasha Caburinta ay…
Kooxda Xagjirka ah ee Daacish ayaa lagu soo waramayaa inay maanta oo Jimce ah burburiyeen buundooyinkii isku xiri jiray magaalada…
Warsaxafadeed ka soo Baxay Xafiiska MadaxtooyadaSoomaaliya ayaa lagu sheegay in kulan Hoggaanka madasha qaran ay khadka telefoonka ah ku yeesheen…
Guddiga doorashada ee guddoonka Barlamaanka Federaalkaoo soo gabagabeeyay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay Natajiidadii doorashadii…
Xildhibaan Mahad Cabdalle Cawadayaa mar kale noqday guddoomiye k/xigeenka labaad ee Barlamaanka Federaalka, ka dib markii uu cod aqlabiyad ah…