Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in lasoo gaba gabeeyo warmurtiyeedna laga soo saaro shirka golaha iskaashiga maamul goboleedyada ee…
Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Bankiga aduunka ayaa bilaabaya mashruuc lagu dhisayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka. Mashruucan oo loogu magac daray (SURP)ayaa…
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa xeebta Keysaney ee degmada Kaaraan ku daah-furay Olalaha…
Xaaji Maxamad Salaad oo ku magac dheer Qoryooley, kana mid ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee ka soo jeeda deegaanada Puntland ayaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku shirsan Kismaayo ka codsatay in ay keenaan xisaab- celin ku aaddan “isticmaalka lacagaha dawladda…
Duqa cusub ee degmada Bosaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo wareysi siiyey Horseed Media ayaa sheegay in shaqada ugu horeysa ee…
Magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea waxaa heshiis sadex geesood ah ku kala saxiixday hogaamiyayaasha dalalka Soomaaliya,Ethiopia iyo Eritrea. Heshiiskan…
Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boosaaso ayaa duqa cusub ee Boosaaso u doortay Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo kamid ahaa musharaxiintii u…
Duqa magaalada Minneapolis Mr. Jacob Frey ayaa xafiiskiisa ku casumay musharraxa xilka Madaxweynaha Puntland Eng. Maxamuud Khalif Xassan oo loo…
Xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka degmada Boosaaso ee maalintii shalay la dhaariyey, ayaa maanta lagu wadaa in ay doortaan gudoomiyaha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo baxay Madasha Iskaashiga Shiinaha…
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa ka hadlay doorasho dhawaan la filayo inay ka dhacdo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.…