Gudiga Doorashooyinka Qaran ayaa la filayaa in ay maanta doortaan gudoomiyaha iyo kuxigeenka rasmiga ah ee Guddiga kaasoo ah guddiga…
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacawday Guddi ka shaqeeya sidii loo horumarin lahaa Afka…
Ra’isul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha unaxariistee Taliyihii hore ee…
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa dib loo furay kaddib muddo lix bilod ah oo ay u xirnayd khilaafkii diblomaasiyadeed…
Waalidiinta iyo Ehelada dhalinyaro muddo 13 bilood ah la la’yahay ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya in raq iyo ruux…
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax ismiidaamin ah oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay goob lagu qaxeeyo oo…
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari Muuse Geelle Faroole ayaa loo doortay xilka Gudoomiyaha kumeelgaarka ah ee Gudiga Doorashooyinka heer Federaal.…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamusaya Xuska Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da…
Golaha Wadatashi ee Doorashada Soomaaliya oo maalintii labaad uu shir uga socdo magaalada Muqdisho ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dadaalo badan ku bixiyay sidii uu ugu qancin lahaa Madaxweynaha Hirshabeelle…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Booliska caalamiga ah…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda xilgaarsiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka shir Sabtida ka…