Shirka magaalada Muqdisho uga socday murashaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta guddoomiye u doortay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo dhinacyo badan ah, taasoo ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Baydhabo kula shiray Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaalya, isagoo kala…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaya oo gaaray magaalada Baydhabo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin cusub kasoo saartay duufaano xoogan oo kusoo wajahan Gobolo ka tirsan dalka Soomaaliya, kuwaasi oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Baydhabo ee caasimadda…
Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan lagu dardargelinayo howllaha ay bulshada Caasimadda u hayaan la qaatay…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xuska 46 sano guuradii kasoo wareegtay maalinta macalinka soomaaliyeed ee…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhameystiray Guddiga Doorashada Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo…
Wasiirkii wasaaradda arrimaha dibada dowlada federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa xilkii laga qaaday kadib markii uu ra’iisal wasaare Rooble…
Wareegto ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaharaha Soomaaliya ayaa waxaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya loogu magacaabay Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar,…