Wasiirkii wasaaradda arrimaha dibada dowlada federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa xilkii laga qaaday kadib markii uu ra’iisal wasaare Rooble…
Wareegto ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaharaha Soomaaliya ayaa waxaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya loogu magacaabay Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar,…
Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Xaashi Cabdilaahi ayaa soo saaray Habraaca lagu maamulayo doorashada Xildhibaanada labada…
Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulankii ugu horeeyey la qaatay guddiga doorashada heer federaal iyo…
Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka ee dowlad…
War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowlada federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dagaalka u dhaxeeya ciidamada Federaalka Itoobiya iyo…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa mar uu waraysi siinayey Shabeelle Tv waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed…
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo ka qeyb galay munaasabadda Mahadnaqa Qorayaasha iyo Aaladeynta Manhajka…
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dowlada federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo khudbad maanta ka jeedinayey munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay Doorashada dalka ka dhaceysa dhammaadka sanadkaan 2020/2021,…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal ku jooga Puntland, ayaa booqday deegaannada…