Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Heer Maamul Goboleed

Published: November 18, 2020

Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka ee dowlad goboleedyada.

Rooble ayaa dowlad goboleed kasta mid saddex xubnood oo rag ah ku daray guddiyadii doorasbooyinka ee ay soo gudbiyeen, taasoo cadayd bayaankii heshiiskii doorashooyinka.

Galmudug, Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa horey u magacaabay 8-da Xubnood ee doorashada heer dowlad Goboleed, balse Puntland iyo Jubbaland ayaan wali magacaabin sideedaas xubnood.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *