Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Axmed oo shalay gaaray xarunta gobalka Shabeelada dhexe ayaa wada kulamo uu doonayo inuu…
Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay xildhibaanada cusub ee baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaabay guddiga doorashooyinka ee xildhibaanada gobolada Waqooyi kasoo…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa ka hadlay dhul-gariirkii ku…
Shirka Khamiislaha ee golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu meel-mariyey ku talagalka miisaaniyad sanaddeedka dowladda Federaalka ee 2021…
Raysal Wasaare Ku-xigeenka Dowlada Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa dhagax-dhigay dhismaha dib-u-dayactirka guriga Hooyooyinka Muqdisho ee loogu magac…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa faray xukuumada cusub ee raysalwasaare Maxamed Xuseen Rooble inay…
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid oo maanta soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii shalay warbixino ka dhageystay guddiyada u qaabilsan Cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, Hay’ada…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si dadban uga jawaabtay hadaladii uu madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Marcron ugu gefay Nabigeena Muxammed NNKH. Hoos…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Aaladda fogaan aragga (ZOOM) uga qeyb galay shirka sanadlaha…
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin hor leh oo la xiriirta halista cudurka safmarka ah ee…