Cabdi Xaashi Oo Magacaabay Guddiga Doorashada Xildhibaanada Somaliland

Published: November 1, 2020

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaabay guddiga doorashooyinka ee xildhibaanada gobolada Waqooyi kasoo galaya baarlamaanka Soomaaliya.

Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa lagu magacaabay guddigan oo kooban 8-xubnood, kuwaas oo afar kamid ah gobolada Waqooyi ku metelaya Guddiga Doorashooyinka dalka ee 2020/2021.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *