Qoraal ka soo baxay madaxtooyadda dowladda Federaalka ee Somaliya ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka ay u aqoonsatay Madaxweynaha Jubbaland…
Jubaland ayaa si diiran u soo dhaweysey baaqa ka soo baxay guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ee ku saabsan…
Jubaland ayaa sheegtay in ay dacwad rasmi ah ka gudbinayso Madaxa Midawga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna masuulka u sareeya…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Axmed Maxamed Islan ayaa shir la qaatey ergooyinka beesha caalamka u qaabilsan Soomaaliya oo…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islan ayaa habeenkii xalay anfurka kadib furey shir loogu magacdaray nabadeynta Jubbaland. Shirkan ayaa daba socda…
Garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland waxaa maanta ka soo degtay Diyaard siday Meydka Alle ha u…
Guddoomiyha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Ibraahim Maxamed Nuur (Towfiiq) ayaa sheegay in 92 Tuulo oo ku yiillay Webiga hareerahiisa…
Madaxweynaha dowladda Puntland siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay magaaladda Nairobi ku gaareen madaxweynaha jubbaland Axmed Madoobe iyo…
Waxaa Maaanta Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya Heshiis Rasmi ah kuwada gaaray xubnihii mucaaradka ahaa ee ka biya-diidsanaa doorashadii…
Baarlamaanka Jubaland ayaa maanta waxaa si rasmi ah ugu furmi doona kal-fadhiga 2aad ee golahaan cusub, Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed…
Ciidanka Daraawiishta Dowlad-goboleedka Jubbaland ee kusugan degmada Beledxaawo ayaa ka hortegay weerar ay soo qaadeen ciidankii ay muddooyinkaan Dowladda Federaalku…
Ciidamada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan Maagaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa xalay baaritaan ku sameeyeen guriga…