Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah isaga diiwaangeliyey urur Siyaasadeedka Kaah oo uu horey u…
Wasiirka Cadaalada iyo arrimaha diinta ee dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in…
Urur Siyaasadeedka KAAH ee Puntland ayaa shaaciyay inuu ku soo biiray xildhibaan ka tirsan gollaha barlamaanka ee dowladda federaalka Somaliya.…
Ciidamada Amaanka Magaalada Boosaaso ayaa fashiliyay qarax nooca dhulka lagu aaso ah oo ay gacanta ku hayaan kooxo aan la…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay shir jaraaid oo uu qabtay waxa uu si faahfaahsan uga hadlay Amniga…
Guddoomiyihii gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa maanta oo Axad ah qarax lagula eegtey magalaada Gaalkacyo. Guddoomiyaha ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaca Dowladda iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa…
Madaxweynaha Puntland ayaa Eng Maxamed Cabdirashiid Cali u magacaabay Agaasimaha guud ee Madaxtooyadda Puntland, Maxamed waxa uu waxbarashada hoose, dhexe…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Guddoomiyaha iyo ku-xigeenka maxkamada Sare ee ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus…
Wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa xaqiijisay in 11 ruux laga helay cudurka covid-19. 11 Ruux ayaa isugu jira 7 rag…
Wasiirka amniga Puntland C/samad Maxamed gallan ayaa xaqiijiyay in khasaare uu ka soo gaaray ciidamada Puntland dagaal ay la galeen…
Wareegto ka soo baxdey xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cismaan Karaash ayaa lagu sheegay in lagu buriyey magacaabistii Madaxweynaha Puntland…