Ciidanka Booliska oo xabsiga dhigay nin ku eedaysan inuu Geed jaray

Published: August 30, 2024

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Booliiska dagmada Deyniile ayaa gacanta waxa ay kusoo dhigeen eedeysane Cabdiqani Daahir shire oo si bareer ah cagaf ugu jaray geedo waaweyn oo ku yaalay xaafada gubta ee degmadaasi .

Booliska ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in eedeysanahaan la horgeydoono Maxkamdda awooda u leh, iyagoo sidoo kale uga digay muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan xaalufinta geedaha nacfiga uleh deegaanka iyo Aadanaha.

Horseed Media