Cudurka Shuban biyoodka oo Ka Dilaacay Gobolka Hiiraan-DAAWO

Published: January 28, 2020

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Awaare iyo Hay’adaha Samafalka ee ka howlgala gobolka ayaa magaaladda beledweyn ku yeeshay kullan looga hadlayo cudurka shuban biyoodka ee ka dilaacay gobolka Hiiraan

Madaxweynuhu wuxuu ka codsaday Hay’adaha samafalka inay labanlaaban dadaalada lagu doonayo in lagu joojiyo cudurka Shuban biyoodka oo dad badan ku laayay Magaaladda Beledweyne

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *