GOOJACADDE OO LA QABTEY!!

Published: August 25, 2023
Shares10
TALISKA GOOJACADDE EE SOMALILAND LAHAYD OO LA QABTEY

Ciidamada maamulka SSC-Khaatumo ayaa isla maanta gacanta ku dhigay taliskii u weynaa ee Somaliland ee Goojacadde, kadib markii ciidamada Somaliland ku jabeen dagaalkii subaxnimada ee Maraaga.

Ciidamadii Somaliland ayaa si halhaleel ah uga baxsadey taliskooda, waxaana ay meesha uga tageen hub, rasaas, gawaari, cunto iyo qalabka kale ee ciidamada.

Warkan oo faahfaahsan gadaal ayaa laga daabacayaa