Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Oo Shaaciyey Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka 6aad Ee Puntland

Published: January 1, 2024

Guddiga Ansixinta iyo xalinta khilaafaadka golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa caawa shaaciyey xildhibaanada cusub ee kamid noqonaya baarlamaanka 6aad ee Puntland.

Liiska xildhibaanada oo ay kamid yihiin 17-xildhibaan ee SSC-Khaatumo ayaa lagu dhawaaqay salaadii subax kadib maadaama khilaaf uu ka dhashay habka loo xulayo xildhibaanada Sool iyo Cayn.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media