Published: March 16, 2022
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxa ay shaaciyeen in Guddiga Maamulka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntalnd ay usoo gudbiyeen Guddiga Xulista Ergada 6dii kursi ee u dambeeyay kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooranayay deegaan doorashada koowaad ee Puntland oo ah Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Seit-Guddiyada-Ergada-160322-1-532x720.jpg)
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Seit-Guddiyada-Ergada-160322-2-521x720.jpg)