Guddoonka Baarlamaanka 2aad Ee Hirshabeelle Oo La Doortay

Published: November 4, 2020

Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa doortay guddoomiyaha baarlamaanka iyo labadiisa ku-xigeen kadib doorasho ka dhacday magaalada Jowhar.

Cabdixakin Luqmaan ayaa loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle, waxaana noqday guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Hirshabelle Siraaji Sheekh Isxaaq halkan Mahad Xasan Cusmaan uu noqday guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamanka Hirshabelle

Doorashada ayaa dhacday xili magaalada Jowhar uu ku sugan yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ay weliyaan mas’uuliyiin hore oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *