Madaxweyne Deni oo dhagax-dhigay dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso

Published: January 23, 2023

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax-dhigay dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso. 

Dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso waxaa la dhisidoonaa dhismayaal ay ka mid yihiin.

1. Qaybta Rakaabka Diyaaradaha (Terminal Passenger 

2. Qaybta Xamuulka (Terminal Cargo)

3. Dhismaha qaybta Dab-damiska 

4. Dhismaha Tower Cusub.

Sidoo kale waxaa la dhammaystiri doonaa oo hadda gacanta lagu hayaa dhismaha hoteel casriya oo uu yeelan doono Garoonka Diyaaradaha Boosaaso.

Horseed Media