Madaxweyne Farmaajo uu ambabaxay Dalka Russia.

Published: October 21, 2019

Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Wafti uu hogaaminayao ayaa maanta u safray magaalada loo dal-xiis tago ee Sochi. halkaa oo uu uga qeybgalayo shirka Afrika iyo Ruushka oo lagu waddo in uu furmo 23 bishaan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu joogo Sochi waxaa sidoo kale kulma doceedyo la qaadan doonaa madaxda wadamada Afrika iyo madaxweynaha Dalka Russia Putin.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment