Madaxweyne Qoor-qoor Iyo Safiirka Itoobiya Oo Ku Kulmay Dhuusamareeb

Published: December 24, 2023

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku qaabilay qasriga madaxtooyada Galmudug, safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Muktaar Mohamed Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray caasimadda Dhuusamarreeb.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga gaar ahaan la dagaalanka argagxisada, gacansiga iyo masaalxida guud gaar ahaan Galmudug iyo Ethiopia.

Horseed Media