Mahdi Guuleed Oo La Kulmay Nicolas Berlanga

Published: September 6, 2020

Siihayaha xilka raysal wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo kulmay safiirka midawga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa maanta ku kulmay magaalada Muqdisho.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, amniga, dhaqaalaha iyo sidii uu midowga Yurub usii kordhin lahaa dadaalada uu ku bixinayo horumarka Soomaaliya.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *