Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida qeybta 60-aad oo askar xukun ku riday

Published: February 2, 2020

Maxkamada Ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad  ayaa maanta soo gabagabeesay  dacwad loo heesto askar katirsan ciidanka xooga dalka.

Maxkamada ayaa askartaan ku edeesay in  hub  ay leeyihiin ciidanka xoga dalka ay  iibsadeen

Tirada eedesanayan ayaa gaaraya ila 6 qof waxana ay kaal yihiin  magacyadooda  cadow xerow xasan, Xasan Maxamed Nuur, Abdulqaaadir Cali  Maxamed , yuusuf Abdi Idiris , Abdi nuur isaaq Cali , Jamaal Cali Maxamuuud

 Xeer ilaaliyaha Maxkamada ciidamada qalab ka sida qeybta 60aaad ayaa maxkmada ka dalbaday in askartaan lagu xukumo xuduno  adag madaama ay ku xad gudbeen sharafta ciidanka xooga

Abshir Maxamed adaan oo ah gudoomiyaha maxkamada darajada koobad ee ciidanka qalabka sida  ayaa sheegay in  dacwada xubnahaan ay intaa ku egtahay  maanta wixii xukun ahna  maxkmada ka soo saari doonto maalmaha soo socda

Maalmihii udanbeeyay ayaa maxkamada ciidamada qalabak sida qeybta 60aad waxa ay kordhisaya xukunada ay ku rideyso xubnaha lagu eedeeyay in ay  katirsan al-shabaab  iyo askar karta ciidamada xooga dalka kuwooda lagu soo eedeeyo in ay geysteen falla danbiyowdyo  

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *