Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Golaha Aqalka sare waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta iyo shahaado siinta Musharaxiinta Madaxweynah Dalka.
Waxa shahaadada Musharraxnimo galabta qaatay Musharraxiin ay ka mid yihiin.
Musharrax C/qaadir Cosoble Cali
Musharrax Xasan Cali Kheyre
Musharrax Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)
Musharrax C/laahi Cali Xasan
Musharrax C/Nuur Shiikh Maxamed
Musharrax C/raxmaan Cabdishakuur
Musharrax C/Kariim Xuseen Guuled
Musharrax C/raxmaan Ablaal
Waxaa kaloo horey u qaatay Musharrax Shariif Shiikh Axmed iyo Musharrax Daahir Maxamuud Geelle.
Sidoo kale waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay shahaadada qaataan Musharaxiinta kale ee aan weli qaadan.