Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Puntland Oo Ka Horyimid Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka

Published: January 1, 2024
Shares8

Musharaxiinta madaxweynaha Puntland ayaa si adag uga horyimid liiska xildhibaanada baarlamaanka oo ay soo gudbiyeen guddiga xallinta khilaafadka iyo ansixinta xubnaha baarlamaanka.

Warsaxaafadeed ay soo saareen ayey ku sheegeen inay aqoonsanayn liiska xildhibaanada Puntland ee xalay lagu dhawaaqay, maadaama aan loo marin habraacii lagu soo xuli jirey xubnaha golaha wakiilada.

Musharxiinta waxay kaloo cadeeyeen inay doorasho ku galayn liiskaasi oo ay ku kala qaybsameen guddiga ansixinta iyo xalinta khilaafkaadka oo uu guddoomiyahooda ku tilmaamay waxba kama jiraan.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media