PUNSAA: “Waxbarashada yaan la siyaasadeyn”

Published: September 16, 2020
Guddoomiyaha PUNSAA

Dalladda Bulshada rayidka ah ee Puntland PUNSAA, ayaa baaq ka soo saartey sida waxbarashada dalka loo siyaasadeeyey isla markaana loogu ciyaarayo mustaqbalka ardeyda Soomaaliyeed.

Dallada ayaa ugu baaqdey Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo hadda kuwada sugan Muqdisho in ay xal degdeg ah ka gaaraan arrimaha waxbarashada ee dalka.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *