Safaarada Soomaliya ee China oo ka hadashay xaalada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Dalkaas.

Published: February 5, 2020

Safaarada Soomaaliya ee Dalka Chinna ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay xaalada muwaadiniinta soomaaliyeed ee Dalka Chinna, Safaarada ayaa xaqiijisay in 50 muwaadiniin Soomaaliyeed ah ay ku nool-yihiin magaalada Wuhan.

safaarada ayaa sheegtay in ay yihiin dadkaas kuwa isku xiran, ayna qaateen talabooyinka iyo talooyinka lagu xaqiijinayo caafimaadkooda, Ugu danbayn waxay sheegtay safaaradu in aysan jirin muwaadin soomaaliyeed oo uu haleelay cudurka Corona Virus ee ka dilaacay Dalka Chinna.

Horseed Media, 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *