Published: February 10, 2020
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2020/02/CAWIL-XAAMUD.jpg)
Qoraal kasoo baxay Wsaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba lagu hakiyay shaqada xafiisyadda Noootaayooyinka ka hawlaga deegaanka Puntland dawlada aya aarinkaan u sababaysay in hubinayo habsami-usocodka shaqada xafiisyadaasi.
Wasaarada ayaa ku wargelisay nootaayooyink in ay mudda 7 cisho gudahooda ku yimaadan xarunta Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta dowladda Puntland, Wasaaradda ayaa digniin ku bixisay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono ciddii ku imaan wayda wakhtiga loo qabtay.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2020/02/Cadaaladda-725x1024.jpg)
Horseed Media, 2020